Shirka Wadatashiga Machadka Isgaarsiinta iyo Tiknooloojiyada Qaranka iyo jaamacadaha Dalka.
Agaasimaha Machadka Isgaarsiinta & Teknooloojiyadda (NTTI) mudane Maxamed Axmed Cabdullaahi “Goosaar” ayaa maanta shir guddoomiyay Kulan wadatashi oo dhexmaray Machadka NTTI iyo Hormuudyada Kuliyadaha Isgarasiinta iyo Teknooloojiyadda Jaamacadaha gaarka loo leeyahay ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaarada Isgarsiinta iyo Tiknolojiyada waxaa ka soo qeybgalay Wakiilo ka socdo in ka badan 30 Jaamacadood. …