National Telecom Institute

NTTI Director Concludes Training Program for Government Employees

Mogadishu, 2nd September 2024– The Director of the National Telecommunication and Technology Institute (NTTI), Mr. Mohamed Ahmed Abdullahi (Goosaar), today officiated the closing ceremony of an intensive month-long training program dedicated to upskilling select employees from the Ministry of Labor and Social Affairs. Held at the NTTI headquarters, the training concentrated on elevating the participants’ …

NTTI Director Concludes Training Program for Government Employees Read More »

The director of the National Institute of Communication and Technology (NTTI),

Mohamed Ahmed Abdullahi (Goosaar), among of various delegations representing Somalia at the United Nations Conference on Climate Change (COP28) which is taking place this year in DUBAI, United Arab Emirates (UAE) ).Climate change, which causes various problems in the world, economically and technologically poor countries such as Somalia are vulnerable to natural disasters such as …

The director of the National Institute of Communication and Technology (NTTI), Read More »

Shirka Wadatashiga Machadka Isgaarsiinta iyo Tiknooloojiyada Qaranka iyo jaamacadaha Dalka.

Agaasimaha Machadka Isgaarsiinta & Teknooloojiyadda (NTTI) mudane Maxamed Axmed Cabdullaahi “Goosaar” ayaa maanta shir guddoomiyay Kulan wadatashi oo dhexmaray Machadka NTTI iyo Hormuudyada Kuliyadaha Isgarasiinta iyo Teknooloojiyadda Jaamacadaha gaarka loo leeyahay ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaarada Isgarsiinta iyo Tiknolojiyada waxaa ka soo qeybgalay Wakiilo ka socdo in ka badan 30 Jaamacadood. …

Shirka Wadatashiga Machadka Isgaarsiinta iyo Tiknooloojiyada Qaranka iyo jaamacadaha Dalka. Read More »

SHIRKA WADATASHIGA BADQABKA ISGAARSIINTA, ILAALINTA AMNIGA INTERNET-KA IYO BARAHA BULSHADA.

(Muqdisho, 20, Agoosto, 2023)…….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiydda XFS mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta amniga Internet-ka iyo baraha bulshada, waxaana ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md Cabdicasiis Duwane Isaq, Mas’uuliyiin ka socday Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka. Si loo fuliyo qodobbada 64-aad iyo …

SHIRKA WADATASHIGA BADQABKA ISGAARSIINTA, ILAALINTA AMNIGA INTERNET-KA IYO BARAHA BULSHADA. Read More »