Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Booqday dhismihii hore ee Machadka Isgaarsiinta Qaranka.
(Muqdisho – September 6, 2022) Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta Booqday xarunta dhismihii hore ee Machadka Isgaarsiinta Qaranka oo ku taalo Degmada Shibis ee Gobolka Benaadir. Machadka waxaa la aasaasay sanadkii 1976-kii waxaa lagu baranjiray dhammaan Aqoonta Isgaarsiinta iyadoo ay ka faa’iideen dadbadan oo hadda ka […]