SHIRKA WADATASHIGA BADQABKA ISGAARSIINTA, ILAALINTA AMNIGA INTERNET-KA IYO BARAHA BULSHADA.

(Muqdisho, 20, Agoosto, 2023)…….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiydda XFS mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta amniga Internet-ka iyo baraha bulshada, waxaana ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md Cabdicasiis Duwane Isaq, Mas’uuliyiin ka socday Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka. Si loo fuliyo qodobbada 64-aad iyo […]

SHIRKA WADATASHIGA BADQABKA ISGAARSIINTA, ILAALINTA AMNIGA INTERNET-KA IYO BARAHA BULSHADA. Read More »